Ku soo dhawoow Joachim iyo Zara ee AyA Strömsund
Ma ku hayaa xanuun badan oo jidhkaaga ah? Mise waxaad dareemaysaa qallafsanaan iyo dhaqdhaqaaq la'aan?
Goobta AyA Strömsund ee ku taal Ramselevägen 2. Waxaa ku yaal duugis iyo waxyaabo kale.
Caawin- Anaga meeshaas ka shaqeeya waxa nala yidhaahdaa Joachim iyo Zara. Anaguna waxaan nahay labadaba tabobarayaasha duugista iyo yoga iyo macalimiinta jimicsiga.
Waxaan aqoon u leenahay jidhka waxanan kaa caawin karanaa inaad fiicnaan dareento.
Ma ogtahay in haddii aad ka shaqeyso degmada(Kommun) ama meel kale?
Waxaad leedahay wax la yiraahdo Friskvårdpeng(lacagta daryeelka caafimaadka). Taas macnaheedu waa adiga iibsan kara duugista ama jimicsiga, kadib waxaad rasiidka ugeyneysaa shaqada waxaana lagusoo celinayaa lacagta aad bixisay yadoo laguuso raacinayo mushaharkaaga so socda ! Weydii goobta shaqadaada inaad xaq u leedahay lacagta daryeelka caafimaadka.
Waxaad ku isticmaali kartaa AyA.
Qiimaha duugista
20 daqiiqo 295 karoon
30 daqiiqo 395
45 daqiiqo 495
60 daqiiqo 695
90 daqiiqo 995
120 daqiiqo 1400 karoon
Habka caafimaadka ee gaarka ah ee ka hortagga xanuunka iyo qallafsanaanta.
1 mar 45 daqiiqo waa 600 karoon
1 mar 60 daqiiqo waa 800 karoon
4x45min Gua Sha wejiga ama qayb ka mid ah jirka 2200 karoon 6x45min Gua Sha wejiga ama qayb ka mid ah jirka 3300 karoon 4x 60min Gua Sha jirka oo dhan 3000 karoon
6x60min Gua Sha jirka oo dhan 4500 karoon.
Adiguna samee yoga oo nala tababar!
Uma baahnid inaad soo qaadato wax qalab ah, wax walba qolka ayay yaalaan. Waxaan bixinaa shaah.
Yoga & Jadwalka Tababarka
Isniinta:
16.15 Isniinta Meditation (60 daqiiqo) nasashasho iyo nasinta maskaxdaada.
17.20 Dheelitir iyo Xoog Yoga (90min)-> Jimicsiga dhisida jidhka, dheelitirnaan.
Talaado:
17.15 Yoga degan oo dhaqdhaqaaqa (90min) -> Fasal degan adiga yaa
rabaa in uu noqdo qof dhaqdhaqaaq badan kadibna uu si xawli ah ugu dego.
19.15 Yoga ragga oo kaliya (qiyaastii 60 daqiiqo)
Arabacada:
17:15 waxa jira niiko kala duwan oo musik qabow lagu dhelayo (90dadiqo) macalinkana waa Kristina.
Khamiista:
16.15 Xoog iyo qaboojin (60min) -> tababar madadaalo ah oo ku siinaysa inaad tagto
si aad u noqoto mid xoog badan oo aad u adkaysato.
17.15 Yoga deggan oo aan xanuun lahayn (90 daqiiqo) -> yoga meesha aan isku darno
duugista iyo jimicsiga yoga fudud.
18.50 Khamiista U fiirsashada (30 daqiiqo) Ku celceli nasashada iyo maskaxda ku naso. Ku fiican in aad degenaato ka dib oo aan xanuun lahayn
fasalka waa sax ka hor.
Qiimaha yoga iyo jimicsiga
Qiimaha clips 1 fasal iyadoon loo eegayn dhererka = 1 clip 1 mar = 200 karoon
5 jeer = 650 karoon
10 jeer = 1150 karoon
20 jeer = 1500 karoon
Waxaan u soo bandhignaa kaadhadhka wakhtiga ee Yoga&Kooxda Tababarka!
Kaardhka deyrta(höstkort) - 1345 karoon (waxay khusaysaa usbuucyada.35-49)
Kaardhka guga(vårkort) - 2500 karoon (usbuucyada.3-29)
Kaadhadhka teeramka macnihiisu waxa weeye in aad dhigato fasallo badan toddobaadkii intaad rabto.
Haddii aad ku jirto fasax, jirro ama shaqo la'aan, waxa aad helaysaa qiimo dhimis 100 karoon ah labadaba duugis iyo jimicsi. Mar walbana waxaad leedahay tijaabo bilaash ah yoga ama jimicsi hal mar.
Aad baad u mahadsantahay waxaana kuu rajeyneynaa cimri dheer iyo caafimaad!
Joachim iyo Zara